FileName
stringlengths 5
8
| Transcript
stringlengths 3
200
| audio
audioduration (s) 1.04
36.6
|
|---|---|---|
1.wav
|
aamina naftaada wax walba waad awoodaa inaa sameeyso
| |
2.wav
|
aaminaada naftaada waa mid kaa caawinaysa inaad horumar gaarto
| |
3.wav
|
afafka qalaad barashadoodu waxay furaan fursado badan
| |
4.wav
|
akhrinta sheekooyinka carruurta waxay horumarisaa awoodda afka iyo fahamka
| |
5.wav
|
akhrisku waa furaha guusha waxbarasho
| |
7.wav
|
aqoonta la barto waxay fududeysaa helitaanka shaqo wanaagsan
| |
8.wav
|
aqoontu waa awood
| |
9.wav
|
arday kasta wuxuu u baahan yahay dhiirigelin
| |
10.wav
|
ardayda dadaalka badan waxay gaaraan guul sare
| |
11.wav
|
ardaydu waa mustaqbalka dalka kuwa xukumi doono
| |
12.wav
|
ardaydu waxay baran doonaan xirfado cusub
| |
14.wav
|
ardaydu waxay si fiican ugu diyaargaroobeen imtixaanka
| |
15.wav
|
ardaydu waxay soo dhammeeyeen imtixaanka sannadkii hore
| |
16.wav
|
ardayga dadaalaa wuxuu gaaraa guusha
| |
17.wav
|
ardayga dadaalka badan wuxuu mar walba helaa guul waarta
| |
18.wav
|
ardayga guuleysta waa kan qorshaha leh
| |
19.wav
|
ardaygu waa dhaxal sugaha aqoonta horseedka isbedelka milkiilaha aqoonta iyo midka dhisa berrito maskax cusub
| |
20.wav
|
ardaygu waa iftiinka barashada rajada mustaqbalka qofka kobcinaya aqoonta kan wax cusub barta furaha mustaqbalka
| |
21.wav
|
ardaygu waa inuu leeyahay yool waxbarasho
| |
22.wav
|
ardaygu waa kan baranaya si uu wax u horumariyo ardaygu waa xuddunta bulshada ardaygu waa rajada waalidka
| |
23.wav
|
ardaygu waa mid bartay si uu bulshada ugu adeego ardaygu waa qof firfircoon ardaygu waa qof diyaar u ah inuu wax barto
| |
24.wav
|
ardaygu waa mustaqbalka bulshada hal abuurka berrito raad raaca horumarka iyo rajada bulshada
| |
25.wav
|
ardaygu waa qof baranaya si uu wax u beddelo ardaygu waa aragtida berrito ardaygu waa dhaxalka ummadda
| |
26.wav
|
ardaygu waa qof dadaala si uu guul u gaaro ardaygu waaqofka la jaanqaadi kara casriga ardaygu waa qofka mustaqbalka maamuli doona ardaygu waa qof bartay si uu wax usaxo
| |
27.wav
|
ardaygu waa qof mar kasta la taliya macallinkiisa qof kobcinaya xirfadiisa aqooneed qof la jaanqaadi kara casriga cusub
| |
28.wav
|
ardaygu waa qof u halgama waxbarashada ardaygu waa qof jecel horumarka ardaygu waa qof wax ka barta qaladaadkiisa ardaygu waa qofka waxbarashadu u tahay furaha
| |
29.wav
|
ardaygu waa qof xiran xariirka macallinka ardaygu waa qofka bulshada hagi doona ardaygu waa qofka keeni kara xalka dhibaatooyinka ardaygu waa qof xurmo u haya macallinkii
| |
30.wav
|
ardaygu waa qofka keeni kara hal abuur cusub ardaygu waa mustaqbal ifaya ardaygu waa qof jecel cilmi baarista ardaygu waa kan barta si uu aqoontiisa u wadaago
| |
31.wav
|
ardaygu waa qofka ku dadaalaya horumarka ardaygu waa qofka kobcinaya aqoon cusub ardaygu waa qof wax dhisa
| |
32.wav
|
ardaygu waa shakhsiga la filayo inuu wax badalo ardaygu waa qof u baahan macallin fiican ardaygu waa qofka maskaxdiisa kobcinaya
| |
33.wav
|
ardaygu waacuriyaha cilmi baarista ardaygu waa nolosha barashada iyo qofka hoggaaminaya jiilka dambe
| |
34.wav
|
ardaygu wuxuu ka shaqeynayay cilmi baaris sannadkii hore taasoo hadda horumar laga gaaray
| |
35.wav
|
asalamu caleeykum sidee tahay
| |
36.wav
|
asxaabta runta sheegta waa kuwa la isku hallayn karo
| |
37.wav
|
baaskiil wadashadu waxay caawisaa lafdhabarta qofka
| |
38.wav
|
bandhigyada dhaqanka ee dalkayga lagu qabto waxay soo bandhigaan hidaha iyo dhaqanka soo jireenka ah
| |
39.wav
|
barashada afafka kale waxay furaysaa fursado badan
| |
40.wav
|
barashada cilmiga kombuyuutarka waa fursad weyn
| |
41.wav
|
barashada saynisku waa muhiim
| |
42.wav
|
beerta waxay leedahay ubaxyo midabo kala duwan leh kuwaas oo udgoon fiican leh shimbiraha waxay dul fadhiyaan laamaha geedaha iyaga oo si farxad leh u heesaya
| |
43.wav
|
biyo badan cab si maskaxdaadu u ahaato mid firfircoon
| |
44.wav
|
bulshada aqoonta leh waxay mar walba horumar ka gaartaa dhinac kasta
| |
46.wav
|
buugaag tiina kala fura
| |
47.wav
|
buugaagta aqoontooda la akhriyo waxay kobciyaan garashada
| |
48.wav
|
buugaagta dhaqanka soomaalida aad ayaan u akhriyaa
| |
49.wav
|
buugaagta sayniska waxay ka caawiyaan ardayda inay fahmaan cilmiga
| |
50.wav
|
buugaagta waa in la xiraa ka dib casharka markaad dhameeysaan
| |
51.wav
|
buugaagta xiisaha leh aad ayaan u akhriyaa
| |
52.wav
|
buugaagtu waa saaxiibka ugu fiican ee waxbarashada
| |
53.wav
|
buuggii wuu akhriyay
| |
54.wav
|
caajisku wuxuu caqabad ku noqdaa horumarka shaqada
| |
55.wav
|
cabsidu ma caawiso dadaalka ayaa guusha keena
| |
56.wav
|
caqabad kasta oo waxbarasho waa fursad lagu kororsado xigmad iyo xirfad
| |
57.wav
|
carruurtu waxay jecel yihiin inay sheekooyinka ka bartaan geesinimada iyo samafalka
| |
58.wav
|
carruurtu waxay sheekooyinka u arkaan daaqad cusub oo ay ku daawadaan dunida hal abuurka
| |
59.wav
|
caruurtu waxay la ciyaaraan waalidkooda maalmaha oo fasaxu yahay
| |
60.wav
|
casharku wuu xiiso badan yahay
| |
61.wav
|
cilmi baarayaashu waxay hadda baadhayaan xal cusub oo tiknoolajiyadda ku saabsan
| |
62.wav
|
cilmi baarista tiknoolojiyadda cusub aad ayaan u xiiseeyaa
| |
63.wav
|
cilmi baaristu waa furaha hal abuurka
| |
64.wav
|
cilmi baaristu waa hab lagu ogaado xog cusub
| |
65.wav
|
cilmi nafsigu wuxuu ka caawiyaa ardayda fahamka naftooda
| |
66.wav
|
cilmiga barashadiisu waa nolol
| |
67.wav
|
cilmigu waa mid aan dhammaaneyn
| |
68.wav
|
ciyaaraha buuraha lagu fuulo waxay u baahan yihiin adkeysi
| |
69.wav
|
ciyaaraha casriga ah waxay leeyihiin sharciyo cadcad
| |
70.wav
|
ciyaaraha fudud waxay xoojiyaan murqaha jirka
| |
71.wav
|
ciyaaraha orodka dheer waxay u baahan yihiin adkeysi badan
| |
72.wav
|
codkaaga hoos u dhig
| |
73.wav
|
cuntada waa inay noqotaa mid caafimaad leh
| |
74.wav
|
cunto karintu waa farshaxan dadka qaar aad u xiiseeyaan
| |
75.wav
|
dabaasha waa mid ka mid ah ciyaaraha ugu faa iidada badan
| |
76.wav
|
dabeecadaha sheeko dhaqameedyadu waa kuwo ka tarjuma halganka nolosha
| |
77.wav
|
dadaal kasta oo aad bixiso wuxuu kuu keenaa guul
| |
79.wav
|
dadaalka joogtada ah wuxuu horseedaa guul waxbarasho
| |
80.wav
|
dadaalka xad dhaafka ah mararka qaar wuxuu sababi karaa daal joogto ah
| |
81.wav
|
dadka beerta jooga waxay ku raaxaysanayaan quruxda dabiiciga ah iyo jawiga deggan geedaha waaweyn ee beerta dhexdeeda ah waxay bixiyaan hoos raaxo leh
| |
82.wav
|
dadka beerta yimaada waxay mararka qaar la fadhiistaan saaxiibadood si ay ugu sheekeystaan
| |
83.wav
|
dadka hawlkarka ah waxay nolosha ka helaan farxad
| |
84.wav
|
dadka isku kalsoon waxay sameeyaan xiriir adag oo waara
| |
85.wav
|
dadka maskaxda furan waxay abuuraan xalal shaqo oo wax ku ool ah
| |
86.wav
|
dadka qaar waxay ku nool yihiin guryo waaweyn
| |
87.wav
|
dadka qorshaha leh ma dareemaan jahawareer shaqo
| |
88.wav
|
dadka shaqada ka hela waxay dareemaan nafis iyo qanacsanaan
| |
89.wav
|
dadka si habsami leh u shaqeeya waxay gaaraan yoolkooda si degdeg ah
| |
90.wav
|
dadka wanaagsan waxay helaan saaxiibo wanaagsan
| |
91.wav
|
dadka waqtigooda si sax ah u maamula waxay mar walba gaaraan natiijooyin wanaagsan maxaa yeelay waxay mudnaan siiyaan howlaha muhiimka ah
| |
92.wav
|
dadka wax bartay waxay haystaan fursado ee shaqooyin ku helaan
| |
93.wav
|
dadka waxbartay waa kuwa qaabeeya mustaqbalka bulshadeenna
| |
94.wav
|
dalkaygu waa mid hodan ku ah dhaqanka iyo taariikhda magaalooyinka waaweyn waxay leeyihiin dhismayaal casri ah
| |
95.wav
|
dalxiisku waa hab fiican oo lagu nasto
| |
96.wav
|
dhakhtarku wuxuu ila taliyay in aan cabbo biyo badan si loo hagaajiyo caafimaadkayga
| |
97.wav
|
dhammaan dadka waa in ay helaan waxbarasho tayo leh
| |
98.wav
|
dhegeysiga sheeko dhaqameedku waa hab madadaalo leh oo lagu barto taariikhda iyo qiyamka
| |
99.wav
|
dhibaatada waxbarasho waa in si sax ah loo xalliyo
| |
100.wav
|
dhulka cagaaran waa in la dhowraa biyaha waa in aan la wasakheynin
| |
101.wav
|
dib u sharax fadlan
| |
102.wav
|
diyaaraddu markay cirka kacdo cirka buluuga ah iyo daruuraha cadcad aad bay u qurux badan yihiin
| |
103.wav
|
dugsi fiican wuxuu dhisaa bulsho aqoon leh
| |
104.wav
|
dugsiga sare wuxuu diyaariyaa ardayda mustaqbalkooda
|
End of preview. Expand
in Data Studio
README.md exists but content is empty.
- Downloads last month
- 21